Ciyaaryahanada Qaarada Africa Ugu Caansan Oo Kasoo Hor Jeestay In Africa Lagu Tijaabiyo Talaalka Coronavirus Covid 19. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciyaaryahanada Qaarada Africa Ugu Caansan Oo Kasoo Hor Jeestay In Africa Lagu Tijaabiyo Talaalka Coronavirus Covid 19.
April 3, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid Ciyaaryahanka Ugu caansan Qaarada Africa Sida wayna looga yaqaano dunida  ayaa siwayn uga soo horjeestay in Africa lagu tijaabiyo talaalka xanuunka coronavirus cov19 oo wakhtigan xawli ah ugu faafay aduunka oo dhan.

Ciyaaryahanada Deida Daroogba Iyo Masoul Eto ayaa sheegay in aanay haboonayn in talaalka cudurkaasi lagu tijaabiyo Africa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS