Ciidamada Somaliland Oo Awaamiir Culus Dul Dhigay Deegaanka Fadhi Gaab, Amar Ku Bixiyay In Talaabo Laga Qaado Cidii Qori Lagu Arko. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Somaliland Oo Awaamiir Culus Dul Dhigay Deegaanka Fadhi Gaab, Amar Ku Bixiyay In Talaabo Laga Qaado Cidii Qori Lagu Arko.
April 21, 2020 - Written by Editor:

CEERGAABO(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska ee gobolka sool ayaa fariin adag udiray dadka ku nool deegaanka fadhi gaab isagoo ciidamada kala duwan faray in talaabo laga qaado cidii lagu arko qori amaba abaabul dagaal ku jira

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS