|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Soo Saartay Amaro Lagu Mamnuucayo Qodista Ceelasha Biyaha Ee Deegaanada Dalka Qaarkood.
March 30, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada biyaha oo ay weheliyaan maareeyaha wakaalada biyaha hargaysa iyo maamulka gobolka maroodi jeex ayaa soo saaray amaro lagu mamnuucayo in wax ceelal biyood ah laga qodo deegaanka daarasalaamee gobolka maroodi jeex iyo gobolada dalka qaarkood. Masuuliyiintan ayaa sheegay in cidii amarkaa jabisa ee lagu qabto iyadoo wax ceelal qadaysa laga qaadi doona talaabo adag HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Wasaarada Waxbarashada Ee Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jartay Dugsi Laga Hirgaliyay Deegaanka Ilin... Daawo: Qoyska Abwaan Axmed Saleebaan Bide Oo Wasiirka Hawlaha Guud Ku Eedeyay In Uu Hor Taagan Yahay... Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Talooyinka Uu Usoo Jeediyay Madaxwayne Biix... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|