Xukuumada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Wararka Sheegaya In Dawlada Itoobiya Ka Laabatay Saamigii Ay Ku Lahayd Dekeda Berbera, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Wararka Sheegaya In Dawlada Itoobiya Ka Laabatay Saamigii Ay Ku Lahayd Dekeda Berbera,
March 10, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Arrimaha Dibada Jamhuuriyada Somaliland Pro Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Fatoon Ayaa Beeniyey Wararka sheegaya in dawlada Itoobiya ka laabatey heshiiskii maalgashiga Dekada Ber-bera Ee Dawlada Itoobiya Laga Siiyay 19% Heshiiskaas Waxaana Uu Sheegay in Dawlada Itoobiya oo arrinkaas kala xidhiidhen ay u sheegtay in waxba kama jiraan Tahay Yahay warkaasi,

Sidoo Kale Wasiirka Arimaha dibada Jsl ayaa  waxba kama jiraan ku tilmaamey in Dawlada Imaaraadku Joojisey dhismaha Saldhig Milateri oo ay ku yeelaneysay Magaalada Ber-bera,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS