Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ay Iscasilaadii Ka Diideen Xubintii Komishanka Ugu Jirtay Ee Hore Ushaaciyay In Uu Iscasilay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ay Iscasilaadii Ka Diideen Xubintii Komishanka Ugu Jirtay Ee Hore Ushaaciyay In Uu Iscasilay.
March 7, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa sheegay in ay ka xisbi ahaan iscasilaadii ka diideen xubintii ugu jirtay komishanka lagu muransan yahay ooh ore ushaaciyay in uu iska casilay gudida doorashooyinka

Sidoo kale xibiga ucid ayaa xubintan dib ugu soo celiyay komishanka riyo raac hogaaminayo ee lagu muran san yahay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS