“Way Jiraan Dad China Ka Yimid Oo Aanu Guri Gaynay, Kuna Ilaalineyno”Wasaarada Caafimaadka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Way Jiraan Dad China Ka Yimid Oo Aanu Guri Gaynay, Kuna Ilaalineyno”Wasaarada Caafimaadka.
March 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasarada cCaafimaadka Somaliland ayaa shacabka reer Somaliland udiray fariin la xidhidha wacyi galin cudurka conoverus,

Sidoo kale agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa shaacisay dadka dalka china ka yimid oo ay goobo gaara ku haysaa si ay u ogaadaan xaaladiisa bad qab

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

https://youtu.be/Iu38aevboe4

COMMENTS
LINKS