|
|||||
WAJAALE NEWS
Warbixin kooban Oo Ka Hadlaysa Coronavirus-ka COVID-19.
March 13, 2020 - Written by Editor:Coronavirus-ka Cusub Malaha Calaamadaha Lagu Garto Cudurka Dhowrka Maalmood Ee Ugu Horeeya SIDEE QOFKU KU OGAAN KARAA INNUU CUDURKA QABO? Waqtiga ay qandho ama qufaco oo ay booqdaan xarumaha caafimaadka halka ugu dhow, sanbabadu badanaa 50% waa Fibrosis waana goor dambe. Tijaabo ama is hubin sahlan oo subax walba qofku samayn karo. Si uu u agaado badqabka sambabasiisa Wana sidsida. 1;Neef dheer qaado oo neeftaada hay wax ka badan 10 dawiiqo. Haddii aad si guul leh u dhammaystirto adiga oo aan qufacin , adkaysana neefta taasi waxay caddaynaysaa inaan sambabka wax cudura ku jirin. TAllO BIXIN Tallo aad u wanaagsan oo dhakhaatiirta reer Japan ah oo daaweysa kiisaska COVID-19: ayaa waxa odhanaysaa sidan. 1;Qof walbaa waa inuu hubiyaa in afkaaga & cunahaagu qoyaan yihiin, kuna illaalisid qoyaanka. 2;Qaado xoogaa kabasho biyo ah 15 daqiiqo kasta ugu yaraan. Sababta oo ah ? haddii fayrasku afkaaga galo, biyo la cabbo ama cabitaanno kale iyagaa kaaa maydhi doona hungurigaaga iyo afkaaga gayna doona caloosha viruska . Mar haddii fayrusku calooshaada galo asidha calooshu waxay dili doontaa fayraska oo dhan. Haddii aadan cabin biyo kugu filan, fayrasku wuxuu geli karaa neefmareenada iyo sambabbadaada. Taasi waa mid aad u khatar badan. Dr; Axmed Muuse Ibrahim, medical protection Coordinator, MOHD,
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|