|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Labadii Qof Ee Uhoreeyay Ee Jsl Laga Helay Xanuunka Coronavirus Iyo Gobolada Ay Ku Sugan Yihiin!
March 31, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida ka hortaga caabuqa corona virus oo uu horkacayo wasiirka wasaarada caafimaadku ayaa goor dhawayd shaaciyay labadii kiis ee ugu horeeyay ee somaliland laga helo dad qaba xanuunka coronavirus Wasiirka sidoo kale wasirka caafimaadka ayaa sheegay labada qof ee laga helay in ay kala yihiin qof chines ah iyo muwaadin reer somaliland oo kayimid dalka ingiriiska Labada qof ee laga helay xanuunka coronavirus ayaa ku kala sugan magaalada burco iyo berbera. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Madaxwaynaha La Doortay Ee Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madax-dhaqameedka Somaliland Iyo Nux... Prof Siciid Sheekeeye Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ugu Horeeye Ee Ay Somaliland Suurto Gal Tahay In Ay Ka Q... DAAWO;Nuxurka Khudbad Madaxwaynaha Jsl Ka Jeediyay Shirkii Haayadaha Maaliyada Iyo fariinta Uu Udira... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|