HARGAYSA(W,N)- Taliyaha ciidanka booliska Somaliland oo ay weheliyaan wasiir kuxigeenka xanaanada xoolaha iyo maamulka gobolka maroodi jeex ayaa xadhiga ka jaray saldhig boolis oo laga hirgaliyay degmada farowayne ee gobolka maroodi jeex.
Dhismaha xarunta booliska ee degmada farawayne ayaa waxaa dhisay ciidanka booliska qaybtiisa dhismaha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/nJlcWn-wwAA