Soomaaliya Oo Cadeysay Mowqifkeeda Ku Aadan Xiisada Udhaxaysa Itoobiya Iyo Masar Ee Wabiga Niil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Soomaaliya Oo Cadeysay Mowqifkeeda Ku Aadan Xiisada Udhaxaysa Itoobiya Iyo Masar Ee Wabiga Niil.
March 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka arimaha dibada somaliya ayaa ka hadlay mawqifka dalka somaliya ka taagan yahay xiisada wabiga niil ee dawladaha Itoobiya Iyo Masar oo halkii ugu saraysa maraya

Somaliya ayaa sheegtay in ay iyadu dhex ka tahay muranka labada dalk ee itoobiya iyo masar

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS