|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kulan Lagaga Arinsanyo Ka Hortaga Coronavirus Ku Yeeshay Magaalada Tog Wajaale.
March 19, 2020 - Written by Editor:Tog Wajaale(W,N)-xukuumada somaliland iyo itoobiya ayaa magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ee xuduudka labada dal ku yeeshay kulan kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay labada dal iskaga kaashan lahaayeen ka hortaga xanuunka xawaaraha dheer ugu faafaya aduun kaasi oo dhowr kiis oo xanuun kan ah laga helay dalka itoobiya. Waxaana kulan iskaashiga ah wada yeeshay maamulada labada dhinac ee magaalada tog wajaale ee somaliland iyo itoobiya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO ; Kooxda Xiddigaha Geeska Oo Markale Guddoomiye U Cumaamaday Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax I... Daawo Video: Cuqaal iyo Waxgaradka Beel ka mid ah Beelaha Galbeedka Burco oo Xukuumada iyo Hay?adda ... waxgaradka bariga gobolka sanaag oo ugu baaqay taliya ciidanka puntland in uu sida ugu dhaqsaha bada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|