Shirkada Somtel Oo Bogaadisay Go,aankii Golaha Wakiiladu Waxka Badal Ugu Sameeyeen Xeerka Isgaadhsiinta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Somtel Oo Bogaadisay Go,aankii Golaha Wakiiladu Waxka Badal Ugu Sameeyeen Xeerka Isgaadhsiinta.
March 7, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirkada isgaadhsiinta ee Somtel ayaa soo dhawaysay mooshin golaha wakiiladu dib u eegis iyo waxka badal ugu sameeyey xeerka isgaadhsiinta islamarkaana ay meesha ka saareen kooto shirkad gaar loogu adeega internetka

Sidoo kale Shirkada Somtel ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha jsl iyo wasiirka isgaadhsiinta oo door muhiim ah ka qaatay waxka badalka xeerkaasi

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS