Sheekh Shaakir Oo Dagaaladii Ka Dhacay Dhuuso Mareeb Ku Tilmaamay Xasuuq. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Shaakir Oo Dagaaladii Ka Dhacay Dhuuso Mareeb Ku Tilmaamay Xasuuq.
March 8, 2020 - Written by Editor:

GAROOWE(W,N)-Hogaamiyaha alsuna wal jameeca  Sheikh Maxamed Shaakir ayaa muddo dhowr cishe kadib ah maanta soo saaray warsaxaafadeed uu ku muujinayo inuu weli yahay madaxweynaha Galmudug, xilli dhawaan looga itaal roonaaday Galmudug, awood ahaan iyo siyaasad ahaanba.

Warsaxaafadeedkiisu wuxuu ku eedeeyay raysal wasaaraha Soomaaliya inuu ka dambeeyay dagaaladii ka dhacay Dhuuso mareeb, isagoo ku tilmaamay xasuuq.

Wadaadka ayaa xilliga uu warkaan soo saarayay ku sugnaa magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, isagoo kadibna u safray dalka Kenya, isaga iyo hoggaamiyaha guud ee Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheikh Xasan Faarax.

Halkaan hoose ka akhriso.

 

COMMENTS
LINKS