|
|||||
WAJAALE NEWS
Sawirka Todobaadka Iyo Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay!
March 12, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Dhawaan ayay ahayd markii Golaha wakiilada Laaleen Heshiishkii shirkada somcable iyagoo waxka badal iyo kaamis ku sameeyay xeerka isgaadhsiinta ooh ore udhigayay in shirkada somcable keenista xadhiga veper optic loo xidho mudo 25sano ah ooh ore xukuumadii axmed siilaanyo umeel marisay halka isla xukuumadii kulmiye ee biixina jabisay heshiishkaasi Hadaba qalinle arts ayaa sawir cajiib ka sameeyay talaabada madaxwayne biixi ku laalay heshiishkii somcable iyo badhi furta saaxiibkisii hanashada kursiga madaxwaynaha ganacsade maxamed aw siciid HALKAN KAGA BOGO SAWIRKA TODOBAADKA IYO FARIIMAHA UU XANBAARSAN YAHAY;
Related posts:War-Degdega:Rabshado Sababay Khasaare Oo Galabta Ka Dhacay Garoonka Stadium ee Magaalada Hargaysa “Madaxwayne Xaraan Ayay Adiga Iyo Xukuumadaadaba Ku Tahay In Gobolkaagii Oo Konton Kilo-mitir U Jir... Dr Gaboose Oo Ka Hadlay Waxa Ay Doorashadani Kaga Duwan Tahay Doorashooyinkii Hore Ee Somliland Ka Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|