Rabshado ka Dhacay Garoonka Ciyaaraha Magaalada Burco Oo Sobobay Dhimashada Hal Askari Iyo Dhaawaca Midkale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Rabshado ka Dhacay Garoonka Ciyaaraha Magaalada Burco Oo Sobobay Dhimashada Hal Askari Iyo Dhaawaca Midkale.
March 13, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Garoonka ciyaaraha ee magaalada burco oo ay ka socotay ciyaarkii kama danbaysa ee tartanka koob ka socday kaasi oo ay Kasoo qaybgaleen wasiirka ciyaaraha iyo maaliyada jsl ayaa waxaa ka dhacay rabshado ku dhexeeya ciidanka iyo taageerayaashii ku suganaa garoonka kaasi sobobay khasaare nafeed.

Rabashadaha ka dhacay garoonka ciyaaraha burco ayaa sobobay dhimashada hal askari iyo dhaawaca taliyihii saldhiga degmo kamid ah magaalada burco,

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS