|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynihii Casaabad Ayaa Ku Kacday Oo Maalin Walba Waxaa Laga Sexeexayaa, Wax Aan Sharci Ahayn”Xildhibaan Cali Bare.
March 28, 2020 - Written by Editor:Xildhibaan Cali Bare Ka Hadlay Sobobta Ay UDiideen Meelmarinta Labadii Xubnood Ee Mucaaridka Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cali Bare Oo Katirsan Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay sobobta ka gole ahaan ay udiideen in ay meelmariyaan labadii xubnood ee xisbiyada mucaaridku usoo xusheen kamid noqoshada komishanka doorashooyinka Somaliland Sidoo kale xildhibaan cali bare ayaa sheegay in heshiishkii xisbiyada mucaaridka iyo madaxwaynuhu sharci daro uu ahaa isagoo beesha caalamkuna sheegay in ay ayiday go,aamo ay soo saareen odoyaal suuqa jooga kuwasi oo dhamaan ahaa qayrul sharci Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DAAWO;-Maamulka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Masuuliyiin kala duwan oo lagu Dilaay Magaalada Laascaanoo... Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo La Filayo In Maalinta Bari ah Lagu Soo Dhaweeyo Caasimada Hargay... Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Ka Hadlay Tacriifada Alaabooyinka Dekeda Berbera Ee Dp World Kor Uqaaday O... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|