Madax-dhaqameedka Beelaha Habar Jeclo Iyo Habar Yoonis Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Qabsoomayo Shirkii Labada Beelood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Beelaha Habar Jeclo Iyo Habar Yoonis Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Qabsoomayo Shirkii Labada Beelood.
March 3, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Kulan ay maanta Magaalada Hargeysa Iskugu Yimaadeen Madaxda dhaqanka Ee Beelaha Habarjeclo Iyo Gar-xajis ayaa lagu  go’aamiyeen wakhtiga uu qabsoomayo shir ay wada yeelanayaan labada beelood kaasi oo loo cayimay in bishan 15-keeda ay isugu yimaadaan shir u dhexeeya labadan Beelood oo ka dhici doona magaalada burco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/yykTgUY_bX0

 

COMMENTS
LINKS