|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Dhismaha Jidka Badhtamaha Magaalada Iyo Fariinta Uu Udiray Gaadiidlayda.
March 1, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaanada golaha deegaanka iyo ciidanka laamta nabadgalyada wadooyinka ayaa kormeer indho indhayn ah kusoo maray jidka badhtamaha magaalada oo ay ka socoto dhismaha dhamaystirka wado casri ah kana kooban afar haad oo dawlada hoose hirgalisay, Sidoo ale maayarka magaalada gabiley ayaa fariin udiray gadiidlayda mara jidka gudaha magaalada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/aR6i_GkYviw
Related posts:“Wadamada Geeska Iyo Beesha Calaamkaba Waxaanu Ugu Baaqaynaa Inay Mar Walba Tixgeliyaan Masiirka Uma... "Fashilkii Xukuumada Somaliland Kaga Dhacay Laascanood, Yaan Dadka Reer Miyiga Ah"xil. axmed Khaliif Xukuumada Somaliland Oo Gurmad Gaadhsiiyay Dadkii Roobabkii Duufaanta Watay Waxyeeleen Iyo Diyaarad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|