WAJAALE(W,N)-Dawlada fadaraalka Ee Itoobiya ayaa gabi Ahaanba ka baxday Heshiish ganacsi oo ay hore ukala sexeexdeen Somaliland Iyo Itoobiya kaasi oo Ahaa khudaarta Somaliland uga timaada dalka itoobiya kadib markii ay ganacsatada reer Somaliland ee dalka itoobiya kasoo waarida khudaartu Ay ka cawdeen Tacriifan cusub oo Ay dawlada itoobiya kusoo…
Addis Ababa (W,N) – Dagaalka siyaasadeed ee ka dhexeeya Itoobiya iyo Masar isla-markaana Salka ku haya biyo-xidheenka Itoobiya ka dul-dhistay Webiga Niil, ayaa Maalinba weji cusub u gudbaya. Bilihii u dambeeyay oo dhan waxa lagu guul-daraystay inay wada-hadlaan oo ay heshiis gaadhaan Dawladaha Suudaan, Itoobiya iyo Masar oo ka wada…