Hargeisa(W.N):-Dawlada Hoose caasimada Hargeisa ayaa Bilowday buufin iyo Olole nadaafadeed oo lagu dhawrayo Meelaha iyo goobaha Ganacsiga Suuqyada Magaalada Hargeisa.
Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.