Haayada Ka Hortaga Aafoyinka Iyo Kaydka Qaranka JSL Oo Raashin Gaadh siiyay Qoysas Danyar ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Ka Hortaga Aafoyinka Iyo Kaydka Qaranka JSL Oo Raashin Gaadh siiyay Qoysas Danyar ah.
March 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka somalilad oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socday haayadaha deeqdan Somaliland soo gaadhsiisay ayaa deeq raashin ah gaadhsiisay qoysas danyar ah oo degan deegaanka malawle ee agagaarka magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS