|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Ay Gargaar UFidiso Ardayda Reer Somaliland oo Ethiopia Ku Go’doonsan.
March 26, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)P-Gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo saamaynta xanuunka coronavirus oo aduunka faro baas ku haya Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa xuuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in gurmad ufidiso arday reer Somaliland oo waxbarasho ujoogay dalka itoobiya oo caabuqa corona virus ku go,doonsan goboladii ay joogeen, HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/epMe7V02tiY Related posts:Xisbiga Wadani Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay Hadal Doorashooyinka Dhaawac Ku Ah Oo Kazoo Yeedhay ... Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Xasan Mawliid Axmed Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa. DAAWO;- Fanaanada Caanka ah Ee Mujaahidad Sahra Halgan Oo Fariin Waano Ah U Dirtey Siyaasiyiinta Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|