|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Aanay Itoobiya Ka Bixin Heshiishkii Maalgashi Ee Dekeda Berbera.
March 13, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay warar laga faafiyay heshiishkii udhexeeyay somaliland iyo itoobiya ee maalgashiga dekeda berbera Gudoomiye faysal ayaa sheegay in aanay dawlada itoobiya ka bixin heshiishkii islamarkaana wararka la faafiyay ay ahaayeen kuwo been abuur ah. Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay taariikhda soo jireen uu udhaxaysa Somaliland iyo Itoobiya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/oYWk_GNE1Ac Related posts:Madaxweynaha JSL Oo Kulan La Qaatay 17-Ka Mudane Ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Oo Maanta M... “Waxaanu ka Digaynaa In La Celiyo Shidaalkaas, Iyada Oo Loo Danaynayo, Shirkado Ay Madaxtooyadu Leed... Gudiga Guubabada Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Oo Shacabka ku Dhaqan Gobolka Maroodi Jeex Ugu Baaqa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|