Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Masuul Dhalinyaro Ah Umagacaabay Xoghayaha Golaha Ee Xisbiga Ucid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Masuul Dhalinyaro Ah Umagacaabay Xoghayaha Golaha Ee Xisbiga Ucid.
March 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa magacabaay xogahaya golaha dhexe ee xisbiga ucid

Gudoomiye faysal ayaa xilkaasi umagacabaay aqoonyahan muxiyadiin cabdi cali oo kamid dhalinyarada mudada dheer xisbiga katirsanaa

HALKAN KAGA BOGO MAGACAABISTA XISBIGA UCID;

COMMENTS
LINKS