Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirka Beelaha Habar Jeclo Iyo Gar-xajis. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirka Beelaha Habar Jeclo Iyo Gar-xajis.
March 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa soo dhaweeyay shirkii labada beelood ee gobolka togdheer ugu soo dhamaaday magaalada burco.

Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa fariin udiray xukuumada madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS