Guddida Heerka Qaran Ee U Ka Hortaga garawga Xannuunka Covid19 Oo Soo Saaray Go’aamo Kale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddida Heerka Qaran Ee U Ka Hortaga garawga Xannuunka Covid19 Oo Soo Saaray Go’aamo Kale.
March 29, 2020 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N):-Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane C.raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida heerka qaran ee u diyaar garowga iyo ka hortaga Xannuunka Covid19 ayaa shir ay guddida uu hogaamiyaa ka yeelatay maanta diyaaradaha ka imanaya dalalka Yurub iyo Waqooyiga Maraykanka ku go’aamiyey in laga bilaabo maalinta beri ah aanay JSL u soo safri karin Rakaabka ka imanaya dalalka Yurub iyo Waqooyiga Maraykanka.

Qoraalka ka soo baxay Guddida heerka qaran ee u diyaar garawga iyo ka hortaga Xannuunka Coronavirus isla markaana uu ku saxeexan yahay Madaxweyne ku xigeenka JSL oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Wakaallada Wararka Solna ayaa u dhignaa sidan:-

 

COMMENTS
LINKS