Golaha Wakiiladdu Beri Ma Ansixin Doonaan Labada Xubnood Ee Xisbiyadda Mucaaradka Ah Usoo Xuleen Komishanka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiiladdu Beri Ma Ansixin Doonaan Labada Xubnood Ee Xisbiyadda Mucaaradka Ah Usoo Xuleen Komishanka!
March 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Golaha wakiilada Somaliland Oo lays kugu yeedhay fadhi an caadi ahayd Kaasi oo ujeedadiisu tahay sidii loo   horkeeni lahaa ansixinta labada xubnood ee xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo Ucid usoo xuleen kamid noqoshada komishanka doorashooyinka Somaliland oo sharcinimadiisa mudo lagu muransanaa

Hadaba golaha wakiilada ma ansixindoonaan labadan xubnood ee xisbiyada mucaaridka umatalaya komishanka doorashooyinka Somaliland?

Wararka laga helayo dhaq dhaqaayada xildhibaanada golaha wakiilada ee saacadihii lasoo dhaafay ayaa sheegaya in ay qorshaynayaa sidii ay udiidi lahaayeen midkamid ah xubnahan  wallow aan si cad wali loo ogayn sobobta ay ku diidayaan xubintaasi iyo ujeedooyinka qarsoon ee ay ka leeyihiin.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS