Golaha Wakiilada Jsl Oo Dood Adag Ka Yeeshay Waxka Badalka Xeerka Kufsiga Oo Hore Dalka Buuq Uga Dhaliyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Jsl Oo Dood Adag Ka Yeeshay Waxka Badalka Xeerka Kufsiga Oo Hore Dalka Buuq Uga Dhaliyay.
March 14, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Golaha Wakiilada Jamhuuriyada somaliland Ayaa Fadhigoodii maanta dood adag ka yeeshay waxka badalka xeerka kufsiga oo hore goluhu u ansixiyay madaxwaynuhu Sexeexay Dhaqan Galkiisa.

Xeerka Oo Markii Ansixintiisu ay soo ifbaxay doodo xasaasiya ka dhaliyay dalka islamarkaana ay culimadu cod dheer kaga hor Timid Taasi oo keentay in Dib loogu Noqdo Laguna sameeyo Waxka badalk iyo Kaabis.

Xildhibaanada Golaha wakiilada ayaa soo jeediyay in xeerka Waxka badalkiisa lala kaashada Culimada iyo wax  garadka Dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS