”Go’Aankii Golaha Wakiiladu Ku Diideen Labada Xubnood Ee Komishanku Waa Xaraan”Prof Cabdisalaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
”Go’Aankii Golaha Wakiiladu Ku Diideen Labada Xubnood Ee Komishanku Waa Xaraan”Prof Cabdisalaan.
March 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Prof Cabdisalaan Yasiin oo kamid ah odoyaasha madasha wadatashiga  ayaa eedo culus ujeediyay golaha wakiilada Somaliland kadib markii ay diideen ansixinta labadii xubnood ee xisbiyada mucaaridka umatali lahaa komishanka doorashooyinka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS