Farxadaadu Adiga Iyo dhaqankaaga Ayay ku Xidhan Tahay!Sheekh siciid.
March 31, 2020 - Written by Editor:
Assalamu Calaykum
Dhamaanteen farxad baynu rabnaa. Daraasaad la sameeyay waxa lagu sheegay in farxadaadu ay afar aimood ku xidhan tahay. Sadex ka mida ayaan cajaladan idinkula wadaagi. Ka faa’idayso.