Diyaaradda Ethiopian Airline Oo Maanta Kasoo Degtay Madaarka Caalamiga Ah Ee Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Diyaaradda Ethiopian Airline Oo Maanta Kasoo Degtay Madaarka Caalamiga Ah Ee Caasimada Hargaysa.
March 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Diyaarada Ethiopian Airline ayaa saaka soo caga dhigatay madaarka caalamiga ah ee cigaal International Airport kadib  markii ay baaqatay maalintii khamiistii ee la soo dhaafay Iyadoon la sheegin sababta ay u baajisay safarkaasi.

Diyaarada itoobiya airlines ayaa maanta soo degtay garoonka Canbaaro 1;45subaxnimo iyadoo siday rakaab isla maanta dib u qaaday karaab kale

Dhanka kale diyaarada itoobiya airlines ayaa Somaliland ka reebtay 30dal oo ay habeenkii xalay war ay soo saartay ku sheegtay in hakisay duulimaadyadii ay ku tagi lahayd mudo 14cisho ah Halka ay somaliland iyada si toos ah imanaysa wakhtigi ay hore u iman jirtay.

 

 

 

COMMENTS
LINKS