Dawladda Jabuuti Oo Joojisay Duulimaadyada Dhinaca Cirka Caabuqa Corona Virus Awgii. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawladda Jabuuti Oo Joojisay Duulimaadyada Dhinaca Cirka Caabuqa Corona Virus Awgii.
March 15, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Dawlada jabuuti ayaa ku dhawaaqday gabi Ahaanba in ay joojisay duulimaadyada caalamiga ah ee  uga iman jiray dhinaca cirka iyo wadamada uu ka dilaacay caabuqa corona virus.

Wasiirka caafimaadka Dalka jabuuti ayaa sheegay in ay dawladu qaaday talaabooyinkan ay uga hortagays sidii dalkeeda uuna usoo galin lahayn xanuunkan oo caalamka saameeyay halistiisuna badan tahay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/TpFSsUGEL4k

COMMENTS
LINKS