Dawlada Jabuuti Shaacisay Qofkii Ugu Horeeyay Ee Qaba Coronavirus Ee Laga Helay Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Jabuuti Shaacisay Qofkii Ugu Horeeyay Ee Qaba Coronavirus Ee Laga Helay Jabuuti.
March 18, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)- Dawlada jabuuti ayaa sheegay in dalkeeda laga  helay qofkii ugu horeeyay ee qaba qaabuqa Corona verus kaasi oo ah askari kasoo jeeda dalka spanishka oo dhawaan jabuuti yimid

Wasiirka wasaarada dalka jabuuti ayaa shaaciyay kiiskii ugu horeeyey ee dalkeeda qof qaba xanuunka coronverus.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/2oJMeizLEww

COMMENTS
LINKS