|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay Tirada Dad Cusub Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus.
March 29, 2020 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)- Dawlada fadaraalka itoobiya ayaa sacadihii lasoo dhaafay tiroba laba jeer shaacisay dad cusub oo dalkeeda laga helay caabuqa coronavirus iyadoo goordhawayd ay wasaarada caafimaadku Laba 2 qof oo kalein laga helay xaqiijisay inay qabaan caabuqa CORONA VIRUS, taasoo kadhigaysa tirada guud ee dalka itoobiya 21 qof. Wasaarada caafimaadka federalka itoobiya ayaa 6 saacadood kahor shaaciyay in 3 qof oo cusub laga helay, immikana 2 qof oo kale taasoo kadhigaysa tirada maanta la xaqiijiyay 5 qof. 21 kii la xaqiijiyay inay qabaan cudurka Corona virus ka, ayaa kala ahaa 2 Japanese dalkoodii baa loos qaaday, 2qof oo kalena la sheegay inay ka bogsadeen walow wali meel gaar ah lagu hayo, halka ay hada ujiifaan 17 qof. HALKAN KAGA BOGO QORAAL AY DAWLADA ITOOBIYA KAGA HADLAYSO KIISASKAN CUSUB; Related posts:Qaar Ka Mida Haldoorka Somaliland oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Xukun Lagu Riday 20 Caruur oo Dar... Hoggaanka Xisbiga WADANI Oo Soo Badashay Xubintii Koomiishanka Doorashooyinka Uga Mid Noqon Lahayd. Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Tirinta Codadka Degmada Hargaysa Iyo Sobobaha Dib Udhigay Wakhtigii La Fil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|