DAAWO; -Xukuumada Somaliland Oo Rartay 62 Qoys Oo Dhex Deganaa Wadadda Berbera Iyo Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; -Xukuumada Somaliland Oo Rartay 62 Qoys Oo Dhex Deganaa Wadadda Berbera Iyo Wajaale.
March 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka jidadka iyo gaadiidka somaliland gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo  maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa maanta raray 62qoys oo dhex deganaa wadada isku xidha berbera iyo wajaale ee berbera corridor.

Qoysaska ayaa waxaa dhul dajisay dawlada hoose ee hargaysa iyo haayada qaxoontiga .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS