HARGAYSA(W,N)- Wasaasarada isgaadhsiinta iyo technolajyada Somaliland ayaa dib ufurtay adeega boosaha qaybta dadwaynaha oo mudo dheer aan shaqayn jsl.
Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta ayaa xadhiga ka jaray xafiiska adeega boosaha isagoo faah faahin ka bixiyay faa,iidada ay shacabka uleedahay adeega boosuhu.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;