DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Markii Uhoraysay Furtay Xafiiska Adeega Boosaha Ee Dadwaynaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Markii Uhoraysay Furtay Xafiiska Adeega Boosaha Ee Dadwaynaha.
March 2, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasaasarada isgaadhsiinta iyo technolajyada Somaliland ayaa dib ufurtay adeega boosaha qaybta dadwaynaha oo mudo dheer aan shaqayn jsl.

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta ayaa xadhiga ka jaray xafiiska adeega boosaha isagoo faah faahin ka bixiyay faa,iidada ay shacabka uleedahay adeega boosuhu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS