DAAWO;-Xukumada Somliland Oo Qalab U Qaybisay Barakacayaasha Degmada Salaxlay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xukumada Somliland Oo Qalab U Qaybisay Barakacayaasha Degmada Salaxlay.
March 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariim Axmed Maxamed  oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socday haayadaha caalamiga ayaa agabyo kala duwan uqaybiyay barakacayaasha ku dhaqan deegaanka degmada sallaxlay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS