Daawo: Xisbiga Wadani oo Magacaabay Gudiga Kala Xulida Musharaxinta Ee Doorashada Wakiilada iyo Deegaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xisbiga Wadani oo Magacaabay Gudiga Kala Xulida Musharaxinta Ee Doorashada Wakiilada iyo Deegaanka
March 11, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta magacaabay gudida kala xulista murashaxiinta Xildhibaanada goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka.

Gudidan uu xisbiga Waddani magacaabay ayaa xisbigaasi ku matalidoona doorashada soo socota ee la filayo inay Somaliland ka qabsoonto.

 

Halkan hoos ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/6jfssaYi5Wk

 

COMMENTS
LINKS