Daawo: Xisbiga UCID oo Xubin Cusub Koomiishanka U Soo Magacaabay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xisbiga UCID oo Xubin Cusub Koomiishanka U Soo Magacaabay
March 11, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa waxaa uu maanta soo magacaabay xubin cusub oo koomiishanka doorashooyinka uga mid noqonaysa.

Waxaana sidaasi lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
LINKS