Daawo: Wasiiro Ka Socda Xukuumada Somaliland oo Gaadhay Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiiro Ka Socda Xukuumada Somaliland oo Gaadhay Gobolka Sool
March 11, 2020 - Written by Editor:

Laascaanood (WJN)- Wefti wasiiro ah oo ka socda xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Waxaa weftigan si diiran u ssoo dhaweeyay maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Sool iyo masuuliyiin kale.

 

Halkan hoos ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/FrLTnoXKRF0

COMMENTS
LINKS