|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiiro Ka Socda Xukuumada Somaliland oo Gaadhay Gobolka Sool
March 11, 2020 - Written by Editor:Laascaanood (WJN)- Wefti wasiiro ah oo ka socda xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxaa weftigan si diiran u ssoo dhaweeyay maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Sool iyo masuuliyiin kale.
Halkan hoos ka daawo muuqaalka warka https://youtu.be/FrLTnoXKRF0 Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|