DAAWO;-Wasiirka Caafimaadka DDSI Oo Sheegay In Aanay Jirin Ilaa Hada Qof Laga Helay Caabuqa Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Caafimaadka DDSI Oo Sheegay In Aanay Jirin Ilaa Hada Qof Laga Helay Caabuqa Coronavirus.
March 27, 2020 - Written by Editor:

Wasiirka Caafimaadka Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Shaaciyay 400Qof Oo Dalka Jabuuti Kasoo Noqday Oo Lagu Kaarintinimeeyay  Goobo Gaara.

JIG JIGA(W,N)-Wasiirka Caafimaadka Ee Dawlad Deegaanka somalida itoobiya Dr Yuusuf Maxamed ayaa sheegay in aanay jirin qof deegaanka somalida katirsan oo ilaa hada laga helay xanuunka coronavirus.

Sidoo kale wasiirka caafimaadka DDSI Ayaa ka hadlay qorshayaasha ay wadaan ee lagaga hortagayo xanuunka coronavirus oo deegaanada qaar loo sameeyay goobaha ka hortaga iyadoo dalbaday mishiinka lagu baadhayo xanuunkan iyadoo tababaro ufuray bahda caafimaadka

Dhanka kale wasiirka caafimaadka ddsi ayaa sheegay in lafaxayo shaqaalaha dawlada ee da,da ah iyo haweenka uurkale ka hortaga xanuunka coronavirus awgii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/146bFqAfuOI

 

COMMENTS
LINKS