|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waftigii Uu Hogaaminayay Maayarka Gabiley Oo Kulamo La Yeeshay Madaxda Gobolka Wales Ee Dalka Uk.
March 17, 2020 - Written by Editor:CARDIFFW,N)-Maayarka magaalada gabiley iyowaftigii uu hogaaminayay oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa kulamo muhiim ah la yeeshay madaxda gobolka wale see dalka UK. Waftigan oo u sugan magaalada Cardiff ayaa waxay kulamo la yeesheen madaxda gobolka wales kuwaasi oo ay ka wada hadleen arimo door, Dhanka kale waftigan ayaa la kulmay madaxda jaamacada Cardiff ee dalka Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay ka wada hadleen isagoo xogo dheeraada kasii masuuliyiinta gobolka gabiley iyo halka uu kaga yaalo jamhuuriyada Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Baddi Deegaannada Soomaaliya Waxay Ahaan Doonaan Kuwo Qalallan,Marka Laga Reebo Geyiga Somaliland” ... DAAWO;-Cuqaal Iyo Siyaasiyiin Si Adag Uga Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Ka Taagan Deegaanka Maqaaxida In... Maayarka Berbera Oo Bilaabay Adeegsiga Dad Waji ku Macaasha Aflagaadeeya Xildhibaanadii Golaha Wakii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|