DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Safar Ku Maraya Gobolka Salel. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Safar Ku Maraya Gobolka Salel.
March 9, 2020 - Written by Editor:

SAYLAC(W,N)-Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha jamhuuriyada Somaliland Gen Xiirane ayaa safar shaqo ku maraya gobolka salel isagoo buuqday fadhiisimada ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ee sacaadiin iyo Ceebaal Isagoo dhagax dhigay sal dhig ciidamada ilaalada xeebaha ee jasiirada ceebaal.

Kormeerka taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha ayaa waxaa ku weheliyay badhasaabka gobolka salel.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS