|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya!
March 31, 2020 - Written by Editor:Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Shaaciyay In Madax-dhaqameedka Jsl Ka Qayb Qaadan Doonaan Wada-hadalada Somaliya Iyo Somaliland,Jawaabna Siiyay dadka ku eedeeyay in ay siyaasada ku milmeen, HARGAYSA(W,N)- Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay arimo door oo la xidhiidha xaalada dalka iyo doorka madaxdhaqameedka ee wadahadalada Somaliland iyo somaliya. Sidoo kale suldaan xasan ayaa jawaab ka bixiyay siyaasi siyiinta madaxdhaqanka ku eedeeyay in ay ku milmeen siyaasada. Dhanka kale suldaana guud ee subeer awal ayaa ka hadlay shaqaaqo dhawaan ka dhacday deegaanka fadhi gaab ee gobolka sanaag, HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Garyaqaano Si Cilmiyaysan Uga Hadlay Muranka Ka Tagaan Golaha Wakiilada Jsl , Sharciyana Udur... Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Beenisay Qoraal Warbaahinta Qaar lagu Baahiyay Iyo Fariinta Uu Xanb... Jaaliyada Dalada Guud ee Sweden oo Shahaado sharaf ku maamuustay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Ja... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|