DAAWO;-Suldaan Eedo Culus Ujeediyay Golaha Wakiilada Jsl, Sheegayna In Marka Dano Dhaqaale Jiro Ay Soo Buuxiyaan Fadhiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Eedo Culus Ujeediyay Golaha Wakiilada Jsl, Sheegayna In Marka Dano Dhaqaale Jiro Ay Soo Buuxiyaan Fadhiga.
March 9, 2020 - Written by Editor:

Suldaan Salmaan Oo Xukuumada ugu baaqay in ay ilaaliso Heshiishyada maalgashi Ee Dalka, Kana fogaato In ay Marka waxay doonto ku kacdo.

HARGAYSA(W,N)-Suldaan  Maxamed Axmed Colhaye (abu salmaan) oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland ayaa eedo culus ujeediyay golaha wakiilada somaliland isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in koramkii shalay ee ansixinta wasiiradu buuxsami waayay halka ay doraad oo ay ansixiyeen waxka badal xeerka isgaadhsiinta la wayaayay meel la kala fadhiisto kaasi oo ay uyimaadeen dhaqaale ku jiray mooshinka.

Dhanka kale suldaan salmaan ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay in golaha wakiilada Somaliland laba jeer marna haa ugu codeeyen heshiishkii shirkada somcable maanta isla iyagii laalaan heshiishkii,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS