|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalku Marayo, Kuna Baaqay In La Qabto Wadatashi Qaran.
March 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir oo kamid masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa Waraysi lala yeeshay kaga hadlay xaalada siyaasadeed ee wakhtigan Somaliland ku sugan tahay iyo duulaamada ay somaliya ku hayso qadiyada jsl. Sidoo kale siyaasi bashiir ayaa soo jeediyay in marxalada siyaasadeed ee xiligan iyo isbadalka geeska ka socda laga bixi karo wadatashi qaran kaasi oo xukuumadu qabato. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO- Nicholas Kay, Oo Khudbad Ka Jeediyay Machadka Nabada Dunida Ee IPI, Kana Waramay Mustaqbalka ... Daawo:Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hilaacay Magaalada Boorama Iyo Si B... DAAWO;Siciid Sulub Oo Si Adag U Naqdiyey Wadahadaladii somaliland &Somaliya Iyo Dhoollatuskii Kulmiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|