DAAWO;-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalku Marayo, Kuna Baaqay In La Qabto Wadatashi Qaran. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalku Marayo, Kuna Baaqay In La Qabto Wadatashi Qaran.
March 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir oo kamid masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa Waraysi lala yeeshay  kaga hadlay xaalada siyaasadeed ee wakhtigan Somaliland ku sugan tahay iyo duulaamada ay somaliya ku hayso qadiyada jsl.

Sidoo kale siyaasi bashiir ayaa soo jeediyay in marxalada siyaasadeed ee xiligan iyo isbadalka geeska ka socda laga bixi karo wadatashi qaran kaasi oo xukuumadu qabato.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS