DAAWO;-Nuxurka Khudbadihii Madax-dhaqameedka Labada Beelood Ka Jeediyeen Madashii Shirka Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Nuxurka Khudbadihii Madax-dhaqameedka Labada Beelood Ka Jeediyeen Madashii Shirka Burco.
March 15, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Waxaa maanta shir uga furmay magaalada burco beelaha habar jeclo iyo gar-xajis oo kaasi oo ay kasoo qaybgaleen badi madaxdhaqameedka labada beelood.

Madaxdhaqameedka shirka ka qaybgalay ayaa madasha ka jeediyay khudbado la xidhiidha ujeedada shir halka ay salka ku hayso xurgufta siyaasadeed ee mudada dheer udhaxaysay labada beelood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADIHII MADAXDA DHAQANKA;

COMMENTS
LINKS